Daacish: “Taliban waxay si qarsoodi ah u fulinaysaa qorshaha Maraykanka”

Kooxda Daacish ayaa soo saartay bayaan rasmi ah oo ku aaddan xukunka Afghanistan ee gacanta u galay Taliban iyagoo sheegay in Taliban ay tahay wax ay ugu yeereen (Mashiinka dharka u tolo Ameerika) Daacish waxay sheegtay in wixii ka dhacay Afghanistaan ​​ay tahay guul u soo hoyatay Mareykanka, ee aysan ahayn guul ay Taaliban gaartay … Continue reading Daacish: “Taliban waxay si qarsoodi ah u fulinaysaa qorshaha Maraykanka”